Home | Somali
October 28, 2010
184
comments
Asalaama
Calaaykum,
Walaalayaal ku soo dhowaada St. Cloud Area Somali Salvation Organization “SASSO” oo ah urur samafal ah oo u adeega qaxootiga iyo dadka socdaalka. Gaar ahaan ka caawina waxyaabaha soo socda:
Guryaha: SASSO waxaa ay ka caawintaa qaxootiga: Sida ay u helaan guryo ay degaan Xalinta khilaafka dhexmara qaxootiga iyo dadka guryah leh iyo Sidii ay u heli lahayeen alaabo guriWaxbarasho: SASSO waxay abuurtay oo ay hirgelisay barnaamij waxbarasho oo ka caawina ardayda qaxootiga shaqada guriga iyo barista madooyinka ay ku liitaan marka ay schoolka joogaan.
Arimaha adeega bulshada: SASSO waxaa kale oo ay ka caawintaa qaxootiga adeegyo bulsho oo kala duwan.
SASSO waa urur ilbaabadiisu ay u furanyihii inuu u addego qaxootiga kana caawino dhibaatooyinka ay kala kulmaan dalkoodan labaad.
Ku soo dhowow gacma furan,
Maxamuud Maxamed
Gudoomiyaha
St
Cloud Area Somali Salavation Organization